Biriq Arday & Macaliin Ku Laysay Dalka Uganda.

Thursday June 30, 2011 - 22:04:29
0 Comments
947
Super Admin
Kampalla Biriq ayaa Arday iyo Macaliin iyo laysay Iskuul lagu Magacaabo Runyanya Primary School oo ku yaala Dalka Uganda gaar ahaana Degaanka lagu Magacaabo Kiryandongo.
Sida ay ku Warantay Daily Monitor Newspaper oo ka soo baxda Dalka Uganda 37-Arday iyo 2-Macalin ayaa sidoo kale Dhaawac ka soo gaaray.

Ugu dambeyntii Biriq ayaa 34-Ruux ku laysay Asbuucyaddii la soo dhaafay Degaanadda Dalka Uganda.

Burtinletimes Kampalla Ugandha.

Burintiletimes@gmail.com

Related Items


Leave a comment