UAE ''Xayiraada Hubka Ha Laga Qaado Soomaaliya

Thursday June 30, 2011 - 22:50:00
0 Comments
883
Super Admin
Dalhi Wasiirka Arrimaha Dibadda Imaaraadka Carabta (UAE) Shaikh Abdullah Bin Zayed Al Nahyan oo booqasho ku jooga Magaaladda New Delhi ee Dalka India ayaa soo hadal qaaday Arrimaha Soomaaliya
Shaikh Abdullah, UAE Foreign Minister, and Prime Minister Manmohan Singh hold talks in New Delhi
Wasiirka Arrimaha Dibadda Imaaraadka Shaikh Abdullah Iyo Ra'iisul-
Wasaaraha Dalka India Manmohan Singh Oo Shalay Kullan Ku Qaatay
New Delhi.

Shaikh Abdullah oo Shalay Dalka India ku tagay Booqasho 24-Saac qadanaysa ayaa Xukumadda New Delhi ka Codsaday in ay ka taageerto siddii Xayiraadda Hub-ka looga qaadi lahaa Soomaaliya.

Waxaa uu xusay in Burcad-badeeda Soomaalidda meesha looga saari karo iyadoo Hub iyo Taba-baro Milateri loo fidiyo Dowladda KMG ah ee Soomaaliya.

Dalka Soomaaliya ayaa Xayiraad dhinaca Hub-ka ah la saaray Sanadkii 1992-ddii xilligaasoo ay ka Qarxeen Dagaalo Sokeeye Markii ay bur-burtay Dowladdii dhexe.

Burtinletimes Dalhi India.

Burtinletimes@gmail.com

Related Items


Leave a comment