Raila Odinga Oo Ogolaaday In Lafuro Xeradda IFO 2

Thursday July 14, 2011 - 22:36:25
0 Comments
1240
Super Admin
Ra'iisul-wasaarah Dalkani Kenya Raila Odinga ayaa Ogolaaday in la furo Xeradda IFO 2 Markii uu Maanta Booqday Xerooyin Qaxooti oo ku yaala Gobalka Waqooyi Bari Kenya
Xeradda Qaxootiga Dhadhaab oo loogu tala galay 90,000 oo Ruux ayaa haatan buux dhaaftay,waxaana ku jira Dad lagu qiyaasay 370,000 oo Qof

Qaramadda Midoobay ayaa haatan qaban qaabinaysa in Degaankaasi laga furo Xero lagu Magacaabo IFO 2 oo qaadaysa Qaxooti lagu qiyaasay 40,000.

Muran ayaa ka taagnaa furidda Xeradaan iyadoo Mas'uuliyiin ka tirsan Kenya ay qabeen in Xero looga furo gudaha Soomaaliya iyagoo ka cabsi qaba in Qul qulkaani uu keeno Dhibaato.

Burtinletimes Nairobi Kenya.

Burtinletimes@gmail.com

Related Items


Leave a comment