Xildhibaanada Baarlamanka Puntland oo maanta ogolaaday codsigii madaxweynaha

Sunday January 28, 2024 - 19:58:10
0 Comments
60
ahmed raajaa
GAROOWE
Xildhibaanada Baarlamanka Puntland ayaa maanta ogolaaday codsigii uga yimid madaxweynaha puntland oo uu kaga dalbaday in ay siiyaan wakhtiga dheeri ah si uu u soo dhisayo xukuumadda tayo leh.

Xildhibaanada Baarlamanka Puntland ayaa cod aqblabiyad leh ku ansixiyay in mudo bil ah loogu daro wakhtiga uu ku soo dhisayo xukuumadda cusub.

Qoraal kooban oo ka soo baxay Baarlamanka Puntland ayaa lagu sheegay in mudda 30 cisho ah lagu kordhiyay wakhtiga madaxweynuhu ku soo magacaabayo xukuumadiisa.

Meeraysane.com 

Related Items


Leave a comment