Baska Biyaha iyo Berriga mara oo loo ogolaaday in Airportka Amsterdam uu ka rakaabsado–

Thursday August 18, 2011 - 18:59:20
0 Comments
2147
Super Admin
Gadiidka dadwaynaha nooca Baska Biyaha iyo Berrgia dhex mara ee loo yaqaano Ampibiebus ama Floating DuchtMam ayaa in muddo ah waxaa loo diiday in uu isticmaalo dhulka iyo biyaha dalka Holland ,gaar ahaan magaalooyinka waaweyn arimo la xidhiidha nabad gelyadda rakaabka iyo gaadiidka isticmaala biyaha iyo berigaba

Maya, ma ahan shil kani waa bas gaar ah oo biyaha iyo berigaba dhex mushaaxi kara ,sidaa waxaa tidhi wariyaha TV NOS ee
Hadaba Wasaarada gaadiidka iyo Biyaha ee dalka Holand qaybta nabagelyada u qaabilsan ayaa u ogolaateye in baskani uu ka dhex shaqayn karo biyaha magaalooyinka waaweyn ,gaara haan meela halbaowlaha ah ee isku xidha bulshada iyo shaqada laga bilaabo maanta basku waxa uu ka hawl gali doonaa Airportka Schiphol Amsterdam ilaa faras magaalaha Amsterdam iyo magaalooyinka kale ee dalka

Sida ay sheegayaan baskani waxa uu aad u soo jiitay indhaha dadka dalxiiska ah.,inkasta oo warbixintan aan lagu lifaaqin
qiimaha u go'an ee rakaabku ay ku raacayaan



Warbaahinta Holland

M.Farah Aden (Ghandi )

Related Items


Leave a comment