Maraykanka oo marka kale ka walaacsan damaca Ethiopia

Wednesday January 31, 2024 - 18:53:42
0 Comments
90
ahmed raajaa
AMERICA
Dowladda Maraykanka oo aad u adkaysay inay kala midaysantahay IGAD, Hay’adaha caalamiga ah iyo bahwadaagta kale ee Qaarada Afrika in Qaranimada iyo Madaxbaanida dhuleed ee Soomaliya ay tahay mid lama taabtaan ah.

"Waxaan qabnaa walaaca ah in is afgaradka la soo bandhigay uu caqabad ku noqon karo halgankeena wadajirka ah kaas oo ay ku jirto kaalinta Ethiopia ee sanadihii la soo dhaafay ee aadanaa la dagaalanka Khawaarijta.” Ayay tiri Molly Phee Kaaliya Xogheeyaha arrimaha dibibada u qaabilsan arrimaha afrika

Dowladda maraykanka ayaa sheegtay sidoo kale inay taageersantahay wadahadalada u dhaxeeya Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Gobalada Waqooyi ee ku salaysan mustaqbalka Soomaaliya.

Related Items


Leave a comment