Kenya Oo Cabsi Ka Muujisay Qaxootiga Dalkeda Soo Galaya.

Thursday July 14, 2011 - 23:13:15
0 Comments
880
Super Admin
Dowlada dalka kenya ayaa cabsi xoogleh ka muujisay qaxootiga soomaaliyeed ee kusoo qul qulaya xeryaha qaxootiga Dalkeeda kenya
Wasiirka amniga Dowlada kenya George Saitoti ayaa sheegay in ay cabsi xoogleh ka qaban xaqoorigan tirada badan in Ay kusoo dhex dhuuman karaa ururka shabaabka isagoo sheegay wasiirku in ay dowlada kenya cabsi xoogleh ka qabto Xaqoorig isagoo shegay in ay xaqiiq tahay in shababku ay ku dhex dhuman karaan xaqootiga iyagoo doonayo in ay Weeraro qorsheysan ka fuliyaan gudaha kenya.

Wasiirka Amniga dowlda kenya ayaa shaaciyay in Ciidanka amaanka dowlada kenya ay heegan buuxda la geliyay iyagoo La socda buu yiri dhaq dhaqaqa xaqootiga soo galya dalka kenya.

Geesta galae George Saitoti ayaa qaramada midobay u jeediyay codsi ku adan in xeryo xaqooti oo badan laga sameeyo Gudaha dalka Soomaalia si loo xadido qaxootiga soo galaya Dalka kenya oo ay san dowlada kenya maareyn karaaynin.

Shabaabka aya dhowr mar oo hore hanjabaado u jeediyay dowlada kenya oo ay shegeen in ay weeraro qursheysan ka Fulin doonan gudaha dalka kenya tasoo cabsi ku abuurtay dowlada kenya in ay shabaabku kusoo dhex dhuuntaan Qaxootiga soo galaya dalkeda.


Burtinletimes Nairobi Kenya

Burtinletimes@gmail.com

Related Items


Leave a comment