Gabdhaha Somaliyeed ee Boston oo Tahniyad u diraya Shacabka SCC iyo Maamulkoodu cusub

Sunday January 22, 2012 - 00:15:07
0 Comments
1725
Super Admin

HAMBALAYO*HAMBALYO

Gabdhaha Somaliyeed ee ku nool Magalada Boston ayaa waxay halkaan Tahniyad Balaaran udirayaan Bulsha Waynta SCC. Waxayna uga tahniyadeenayaan Go'aamadii wax ku oolka ahaa ee kasoo baxay shirkii Khaatumo 2 IYO Dhalashada Mamul gobaleedka ee Khatumo Sate of Somalia. Waxay Allah uga baryaan shacabka iyo Maamulkaba inay noqdaan kuwa u horseeda Gobalka Nabada Somali weynna Ku baahiya. Gabdhaha Hambalyadaan Diraya waxaa kamid ah.

Casha Geele Mohamed
Xildhiman. Fadumo Dahir
Sacdiya Jaban
Farxiya Carab Duur
Shukri Carab Duur
Xaliima Guure
Luul Shire
Shukri ALi
Muxubo Adam
iyo Gabdho Badan oo halkaan Magacyadooda lagu soo koobi karin.

SOMALIYA SOMALI BAA ISKA LEH**SOMALIYA HANOOLATO


Related Items


Leave a comment