Hordhac: Wasiirada Cusub ee Raisalwasare C/wali SH ahmed (Liiska Hordhaca ah)

Tuesday December 24, 2013 - 13:19:11
0 Comments
2133
Super Admin

Wasiiradani ma ahan kuwa rasmiga ee kama dambeysta, hase yeeshee waa mid Ra’iisul wasaaraha iyo madaxweynaha ay weli ka wada hadlayaan, waxaana dhici karta in qaar ka mid ah wasiirada la beddelo ama wasarada loo badalo .

Wasiirada illaa iyo hadda liiska lagu qoray ayaa waxaa ka mid ah kuwaan :-

1 — Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aaden, ra’iisul wasaare ku xigeen ahna wasiirka arrimaha dibedda

2 — Faarax Sheekh Cabdul Qaadir, wasiirka qorsheynta qaranka, iskaashiga iyo xiriirka caalamiga ah

3 — Cabdi Kariin Xuseen Guuleed, Wasiirka Amniga Qaranka iyo arrimaha gudaha

4 — Maxamuud Xasan Suleymaan, Wasiirka Maaliyadda iyo lacagta, ahna ra’iisul wasaare ku xigeenka labaad.

5 — Cabdi Xakiin Xaaji Fiqi, Wasiirka Gaashandhigga

6 — Jamaal Maxamed Barrow, Wasiirka Warfaafinta

7 — Maxamuud Axmed Xasan, Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha

8 — Xuseen Cabdi Xalane, Wasiirka horumarinta iyo Isku dibba ridka deeqaha caalamiga

9 — Cabdi Raxmaan Xoosh Jibriil, Wasiirka Xiriirka Golayaasha Dowladda

10 — .Maxamed Nuur Gacal, Wasiirka Boostaha iyo Isgaarsiinta

11 — Sahra Maxamed Cali Samatar, Wasiirka Haweenka iyo daryelka qooyska

12 — Dr. Maryan Qaasim Axmed, Wasiirka Caafimaadka

13 — Yuusuf Macalin Baadiyoow, Wasiirka Biyaha iyo Beeraha

14 — Cabdi Kariin Xasan Jaamac Wasiirka Waxbarashada iyo Barbaarinta

15 — Muxiyadiin Kaalmooy, Wasiirka Dib u Dhiska iyo Howlaha Guud iyo Guryeynta

16 — Gen Faarax Qare, Wasiirka Kaluumeysiga iyo Khayraadka Badda

17 — Shiikh Axmed Siciid Wasiirka Diinta iyo Awqaafta

18 — Cabdulaahi Abyan Nuur, Wasiirka Cadaallada iyo Garsoorka

19 — Siciid Jaamac Qoorsheel, Wasiirka Distuurka iyo Arimaha Fedraalka

20 — Axmed Sheekh Mukhtaar, Wasiirka dhaqan celinta, Dhalinyarada iyo Ciyaaraha

21 — Cabdi Nuur Sheekh Maxamed, Wasiirka Hiddaha, Tacliinta sare iyo Cilmi barista

22 — Cabdiraxamaan Kulmiye Xirsi, Wasiirka Gadiidka Cirka iyo Dhulka iyo Dekadaha

Wasaarado kale ayaa jiran oo aan wali la helin xogtooda, hase ahaate wararka ayaa tibaaxaya in laga yaabo in la gaarsiiyo Tirada Wasarada ilaa 25 ama kaba bada

Bts Mogdisho

Related Items


Leave a comment