Akhriso Liiska Golaha wasiirada Cusub ee Maamul Gobaleedka Puntland

Tuesday January 28, 2014 - 18:21:15
0 Comments
1513
Super Admin
GOLAHA WASIIRADA CUSUB EE PUNTLAND

Waxaa lugu dhawaaqay Liiska Golaha Wasiirada Puntland & dhamaamba Xukuumada waxaana ku dhawaaqay Agaasimaha Madaxtooyada Puntland, kadib Markii Madaxwaynuhu soo gudbiyay.


GOALAHA WASIIRADA

  1. Ismaaciil Maxamed Warsame Wasiirka caddaladda arimaha diinta
  2. Axmwed Cilmi Cismaan (Karaash)Arrimaha gudaha iyo dowladfaha hoose
  3. Xasan Cismaan Maxamuud Alloor Wasiika Amniga
  4. Shire Xaaji Faarax Wasiirka Maaliyadda
  5. Sahra siciid Nuur: Wasiirka Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka
  6. Cali Axmed Faatax Wasiirka Qorsheynta & Xiriirka Caalamiga ah
  7. Cabdullaahi Cali Ducaale Wasiirka Xaanada xoolaha
  8. Cali Xaaji Warsame Wasiirka Waxbarashada
  9. Dr.Saadiq Eenow Wasiirka Caaafimaadka
  10. Cabdirashiid Maxamed Xirsi Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud
  11. Xasan Xaaji Siciid Xasan Duulista hawada & garoomada
  12. Cabdi Ismaaciil Boos Wasiirka Beeraha iyo Waraabka
  13. Cabdullaahi Jaamac Saalax Wasiirka Dekadaha iyo gaadiidka
  14. Anisa Cabdulqaadir Shiikh Muumin Wasiirka Haweenka iyo arrimaha qoyska
  15. abdinuur Cilmi Maxamuud (Biindhe) Wasiirka kaluumeysiga iyo kehyraadka badda
  16. Guuleed Saalax barre Wasiirka Deegaanka dalxiiska iyo duurjoogta
  17. Maxamed Xasan Soocadde Wasiirka ganacsiga iyo wershadaha
  18. Cabdiraxmaan Shiikh Axmed Cabdulle Wasiirka Shaqada. Shaqaalaha Dhalinyarada

GOLAHA KU-XIGEENADA

  1. Maxamesd Faarax aadan Wasiir ku xigeen Caddaaladda iyo Arrimaha Diinta
  2. Cabdullaahi Xaashi Warsame Wasiir ku xigeenka Arrimaha gudaha iyo Dowladaha hoose
  3. Cabdicasiis Maxamed Adam Wasiir ku xigeenka Amniga
  4. Axmed Yaasiin Saalax Wasiir kuxigeenka Maaliyadda
  5. Cabdiraxmaan Cabdi Ismaaciil Wasiir kuixgeen Dastuurka iyo Arrimaha federaalka
  6. Siciid Faarax Maxamuud Wasiir ku xigeenka Qorsheynta & Xiriirka Caalamiga ah
  7. Cabdiweli Seed Cilmi Wasiir ku xigeenka Xanaanada Xoolaha
  8. Prof. Maxamed Cali Faarax Wasiir ku xigeenka Waxbarashada
  9. Aamina maxamed Cabdullaahi Wasiir ku xigeenka caafimaadka
  10. Nuur Axmed Yuasuf Wasiir kuixgeen Warfaafinta
  11. Liibaan Beddel Maxamuud Wasiir ku xigeenka Hawlaha guud
  12. Cabdullaahi Jaamac Aruurshe Wasiir kuixgeenka Duulistan & Garoomada
  13. Siciido Xuseen Cali Gees Wasiir ku xigeenka Beera iyo Waraabka
  14. Maxamuud Maxamed Cali Wasiir kuxigeenka kaluumeysiga iyo kheyraadka badda
  15. Cabdirashiid Gaani Cali Wasiir kuxigeenka Dekadaha iyo gaadiidka badda
  16. Cabdirisaaq Shire Ismaaciil Wasiir kuxigeenka Shaqada Shaqaalaha iyo Dhalinyarada
  17. Farxiya Yusuf Xirsi Wasiir kuxigeen Haweenka iyo Arrimaha qoyska
  18. Faarax Cali Cabdi Wasiir kuxigeen deegaanka Dalxiiska iyo duurjoogta
  19. Cabdirisaaq Nuur Cumar Wasiir kuxigeenka ganacsiga iyo wershadaha

WASIIRU DOWLAYAAL

  1. Axmed Siciid Cabdiraxmaan Wasiiru Dowlaha ganacsiga iyo wershadaha
  2. Cabdiraxmaan Jaamac Kulmiye Wasiir dowlaha jkaluumeysiga & kehyraadka badda
  3. Cali Yusuf Jaamac Wasiiru dowladaha arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose
  4. Bashiir Cabdiraxmaan Xaaji Gurxan Wasiiru dwolaha madaxtooyada iyo xiriirka gobolada
  5. Dr.Maxamed Cabbaas Cumar, Wasiiru dowlaha madaxtooyada iyo xiriirka caalamiga ah
  6. Cabdiqani Geele Maxamuud Wasiiru Dowlaha duulista hawada & garoomada
  7. Cabdullaahi Jaamac Casli Wasiiru Dowladaha caafimaadka
  8. Axmed Ibraahim Cawaale Wasiiru Dowladaha Qorsheynta & Xiriirka Caalamiga
  9. Maxamuud Beeldaaje Faarax Wasiiru dowlaha Amniga

Related Items


Leave a comment