Shirka Todobaadlaha Ee Golaha Wasiirada Puntland Oo Looga Hadlay Amniga Imtixaanka Fasalka 8-aad Iyo Robabka

Thursday August 26, 2021 - 13:42:53
0 Comments
836
Garoowe

Madaxweyne kuxigeenka Dowladda Puntland Ahmed Cuman Cilmi Karaash, ayaa maanta shir-guddoominayay kulanka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Puntland.

Kulanka ayaa todobaadkan looga hadlay xaalada guud ee Amniga, Imtixaanka fasalka 8-aad, xaalada Gobollada Puntland iyo Roobabka.

Shirka Todobaadlaha ahaa ayaa waxaa furay Madaxweyne kuxigeena Axmed Karaash isagoona Golaha Wasiirada ku la dardaarmay inay dardar-gelinta shaqooyinka loo hayo Bulshada Puntland.

Sidoo madaxweyne kuxigeenka puntland mudane Axmed karaash ayaa hamabalyo u diray dhamaan ardayda sanadkaa ka gudbaysa fasalka 8-aad ee dugsiga dhexe.

Meeraysane.com



Related Items


Leave a comment