R/Wasaaraha Xukuumada Federalka Oo La Kulmay Gudiga Doorashooyinka Dalka Ee Heer Federal

Tuesday September 14, 2021 - 13:46:30
0 Comments
230
muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay xubno ka tirsan ka tirsan Guddiga Maamulka Doorashooyinka Heer Federaal (FEIT).

Guddiga doorashooyinka ee uu la kulmay Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa Warbixin ka siiyay Halka ay marayaan howlaha Doorashada, iyagoo sidoo kale usoo jeediyey codsiyo la xiriira fududeynta Howlaha Doorashooyinka.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa guddiga Doorashooyinka uga jawaabay Codsiyadooda waxaana la isla gartay in ay muhiim tahay habsi u socodka Doorashooyinka Dalka.

Meeraysane.com

Related Items


Leave a comment