Doorashada 6-Kamid Ah Kursta Barlamaanka Oo Lagu Qabtay Magaalada Baydhabo

Thursday March 03, 2022 - 14:12:38
0 Comments
387
BAYDHABO

Gudidda Doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Koonfur galbeed ayaa maanta soo gaba-gabeeyay Doorashada 6-xubnood oo ka mid noqonaya xubnaha Golaha shacabka ee deegaan doorashadoodu tahay magaalada Baydhabo ee xarunta ku meel gaar ah ee maamulka koonfur galbeed.


Doorashada Golaha Shacabka ayaa loo mudeeyey in lagu soo gabo gabeeyo 15-ka bishan, iyadoo maamulada kalena ay ka socoto dardar-gelinta dhamaystirka Doorashada xildhibaanada barlamaanka.


Iyadoo ntaasi ka dib la filayo in loo giudbo doorashada gudoonka barlamaanka iyo ku xigeenadiisa.

 

Meeraysane.com


Related Items


Leave a comment