Dowlad Goboleedka Puntland Oo Soo Gaba-Gabeeysay Doorashada Xildhibaanada JFS

Friday March 18, 2022 - 21:20:51
0 Comments
414
GAOOWE

Waxaa manta magaalada Garowe lagu soo gabagabeeyay tartanka doorashada xildhibaanada ee deegaan doorshadoodu aheyd Puntland.

1-C/ladiif Muuse Nuur ayaa Ku guulaystay Kursiga tirsigiisu yahay HOP 199 Deegaan Doorashadiisuna tahay Garoowe.


2-Cismaan Cali Yuusuf ayaa ku Guulaystay Kursiga HOP198 oo deegaan Doorashadiisu tahay Garoowe.


3-Eng Maxamed C.laahi Kayse ayaa ku Guulaystay Kursiga HOP073 oo deegaan doorashadiisu tahay Garoowe .


4-Sacdiya Xaaji Yaasiin Samatar ayaa ku guuleystay Kursiga HOP129 oo deegaan doorashadiisu tahay Garoowe.


5-Cabdullaahi Maxamed Jaamac ayaa ku guulaystay kursiga HOP191 oo deegaan doorashadiisu tahay Garoowe.


6-C/risaaq Xasan Ahmed ayaa ku guulaystay Kursiga HOP 221 oo doorashadiisu ka dhacday Garoowe ee Caasimada Puntland wuxuuna dhammaystiray 37 dii kursi ee deegaan doorashadoodu ahayd Puntland .


Related Items


Leave a comment