Doorashada Kursiga Tirsigiisu Yahay HOP#009 Oo Maanta Ka Dhacday Magaalada Jowhar Ee Xarunta Hirshabelle

Sunday April 24, 2022 - 15:24:46
0 Comments
327
JOWHAR

Doorasho Xildhibaan ayaa maanta Ka dhacday magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad goboleedka Hirshabelle kursiga tirsigiisu yahay HOP#009. Waxaa ku tartamayay xildhibaankii horey ugu fadhiyay iyo musharax kale.


Doorashadaas oo Xiisa lahayd Sida warfidiyeenku sheegayaan waxaa Kursiga HOP#009 ku guuleestay Cali Xassan Ibrahim oo helay 67 -cod halka xildhibaankii horey ugu fadhiyay kursiga C/sataar Abdisalam Hassan Barsane isna helay 33-cod.


Inkastoo la filaayay inuu ku soo baxayo Xildhibaankii hore Abdisataar Abdisalam Hassan Barsane lakiin Masuura gelin midaas .


Sikastaba Ha noqotee Xildhibaanka cusub ee lagu doortay magaalada Jowhar ayaa la filayaa inuu ksoo gaaro magaalada Muqdisho si uu u qaato shahaadada.

Meeraysane.com

Related Items


Leave a comment