Guddoomiyaha KMG ah Ee Golaha Shacabka Iyo Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Golaha Shacabka Oo Maanta La Hadlay Warbaahinta

Wednesday April 27, 2022 - 14:21:29
0 Comments
391
MUQDISHO

 Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka BJFS Cabdisalaan Axmed Liibaan Dhabancad iyo Guddoomiyaha Guddiga doorashada guddoonka Golaha Shacabka Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa warbaahinta la hadlay Maanta.


Labadaan Mas’uul ayaa ku boorriyay xildhibaannadu in ay yimaadaan hoolka doorashada si loo doorto Guddoonka, iyagoo faray ciidammada amniga in ay xildhibaannada u fududeeyaan soo gelista xarunta.


Labada guddoomiye ayaa sheegay in doorashada Guddoonka Golaha Shacabku maanta qabsoomi doonto.


Meeraysane.com

Related Items


Leave a comment