Wasiirka Maaliyadda XFS Iyo Wakiilka Qaramada Midoobay Ee Soomaaliya Oo Kawda Hadlay Hanaanka Deyn Cafinta

Tuesday December 05, 2023 - 12:02:26
0 Comments
80
ahmed raajaa
MUQDISHO
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta kulan la qaatay Ku-xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ahna Uqeybsamaha Isku-duwaha Howlaha Bani’aadannimo Mudane George Conway.

Kulanka oo ay isugu yimaadeen mas’uuliyiinta ayaa diiradda lagu saaray hannaanka Deyn Cafinta iyo sidii loo yareyn lahaa dhibaatooyinka ka dhashay fatahaadaha oo sanadkaan saameyn xoogan ku yeesha bulshada ku dhaqan gobolada qaar ee dalka.

Dawladda Soomaaliya ayaa ku dhow inay gaarto guullo muhiim ah oo ku aadan Hanaanka Deyn Cafinta, waxaana la filayaa in la xaqiijiyo hormar la taaban karo gudaha sanadkan

Meeraysane.com 

Related Items


Leave a comment