GAALKACYO
Qaar kamid ah dadka ku dhaqan magaalada galkacyo ayaa aragkitooda ka dhiibtay hadalkii ka soo yeeray 6-bisha December madaxweyne siciid c/laahi dane.
Iyagoona ku tilmaamay inuu ahaa mid karti leh uguna turay shacabka reer puntland oo cadoow badan leh.
Dadweynaha oo hadalkooda sii wata ayaa madaxweyne siciid dani u diray hambalyo, islamarkaana sheegay in aan la ilaawi doonin dimuqraadiyadii uu bilaabay guud ahaa soomaaliya oo dhan gaar'ahaan puntland.
Madaxweynaha puntland Mudane Siciid C/laahi Deni ayaa ku diiraday inuu xili adag dalka u dareero doorasho qof iyo cod ah laguna soo doorto golayaasha degaanada puntland oo dhan, marka laga reebo sedex degmo oo keliya.
Meeraysane.com
Leave a comment