Madaxweynaha JFS Oo Kulan La Qaatay Madaxda  Hay'adda Lacagta IMF iyo Bankiga Adduunka

Thursday December 14, 2023 - 13:48:17
0 Comments
85
ahmed raajaa
WASHITON
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulamo kula qaatay xarumahooda magaalada Washington ee dalka Mareykanka

Mas’uuliyiintaas ayaa ka tirsan hay’adda Lacagta Adduunka iyo Bankiga Adduunka isagoona madaxweyne xasan shiikh uga mahadceliyay doorkoodii guushii taariikhiga ahayd ee dalkeennu ka soo hooyay barnaamijka deyn cafinta.

Madaxweynaha ayaa mas’uuliyiintan kala hadlay sidii hay’adahoodu ay markale Soomaaliya ugu garab istaagi lahaayeen xaqiijinta himmilooyinka dhaqaale ee u dagsan, tayaynta hay’adaha maaliyadda, kor u qaadista dakhliga iyo maalgashiga caalamiga ah.


Meeraysane.com 

Related Items


Leave a comment