Gabadh Soomaaliyeed Oo Loo Dhaariyay Duqa Magaalada St. Laouis park ee Gobolka Minnesota Mareycanka.

Wednesday January 03, 2024 - 14:08:39
0 Comments
66
ahmed raajaa
MINNESOTA
Naadiya maxamed oo ah gabadha soomaaliyeed ayaa loo dhaariyay duqa magaalada St.Laouis park ee gbolka minnesota ee dalka maaycanka.

Naadiya ayaa umahad celisay dhamaan dadkii ka soo qayb galay dhaarteeda oo ay ka mid yihiin siyaasiyiin laga soo doorto gobolka minnesota dalka mareycanka.

Dhaarta naadiya ayaa waxaa kasoo qayb galay ilhaan cumar oo ah senotar ka tisan Aqalka sare ee conkaraysa dalka maraycanka, iyadoo sheegtay inay aad ugu faraxsan tahay dhaarta Naadiya.

Dadka soomaaliyeed ee ku dhaqan minnisota ayaa horumar balaaran ka sameeyay Waxbarashada, Caafimaadka iyo Ganacsiga dalka maraycanka sida uu sheegay wariyaha Qaranka C/xakiin cabdi ismaciil.

Meeraysane.com

Related Items


Leave a comment