GAroowe
Hadal-jeedinta Musharrixiinta xilka Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa maanta socota Xarunta Baarlamanka ee magaalada garoowe.
ilaa iyo 11 Musharrax oo u taagan Tartanka Xilka Madaxweynaha Puntland iyo 11 Musharrax oo u tartamaya Xilka Madaxweyne ku xigeenka ka ayaa jeedinaya Khudbadahooda maanata.
Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa maanta si toos ah u dhagaysanaya musharixiinta kala duwan ee dooaya hanashada xilka madaxtinimada puntland.
Inkasta oo lawada ogyahay inaysan hadal jeedin doona aysan shacabka ku dhaqan puntland macana badan ugu fadhyin sababtoo ah iyagu ma,ahan cida wax dooranaysa ee waxaa wax dooranaya 66-xildhibaan oo keliya.
Meeraysane.com
Leave a comment