Madaxweyne kuxigeenka puntland oo la doortay maanta

Monday January 08, 2024 - 19:29:15
0 Comments
90
ahmed raajaa
GAROOWE
Doorashada madaxweyne kuxigeenka waxaa loo doortay wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada Xukuumadii hore ee Madaxweyne Deni, Ilyaas Cismaan Lugatoor Gebilay.

Mudane Ilyaas Lugatoor oo ka soo jeeda Gobolka Sool gaar ahaanna degmada Boocame .

Madaxweyne ku xigeen Ilyaas Lugatoor ayaa markii xilka loo dhaariyay booqasho iyo salaan ugu tegay Madaxweyn ku xigeenkii xilka ka sii dagaya ee Puntland Axmed Karaash.

"Waxaan Salaan ugu tegey Madaxweyne Ku-xigeenkii hore ee dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash” ayuu yiri Ilyaas Lugatoor.

Sikastaba ha noqotee doorashadii maanta ka dhacday magaalada garoowe ayaa siweyn looga daawanayay warbaahin, iyadoo wadatay xamaasad gooni ah.

Meeraysane.com

Related Items


Leave a comment