Madaxweynaha puntland oo shaaciyay xilliga caleemo saarkiisa

Friday January 12, 2024 - 20:19:44
0 Comments
117
ahmed raajaa
GAROOWE
Madaxweynaha puntland siciid c/laahi deni ayaa maanta shaaciyay xiliga ay dhaceeyso caleema saarka kadib markii uu madaxweynaha ku guulaystay doorashadii ka dhacday garoowe 8/1/2024 .

Madaxweynaha ayaa tilmaamay inuu diyaar u yahay dadkii wax ka tabanaayay sida musharixiinta, isimada, iyo cidkasta oo wax ka tabanaa madaxweyne siciid dane.

Madaxweyne siciid deni ayaa tilmaamay in caleemo saarkiisa ay dhaceeyso 23/1/2024,

Maxweyne deni ayaa tilmaamay in heer state iyo heer federal iyo marti dharax kale ay ka soo qayb galeeyso, loona baahan yahay inaan noqono dad meel u wada jeeda sida uu yiri deni.

Meeraysane.com 





Related Items


Leave a comment