Hogaamiyaha SSC Khaatumo oo maanta lagu soo dhaweeyay Magaalada Garoowe

Wednesday January 24, 2024 - 19:40:44
0 Comments
65
ahmed raajaa
GAROOWE
Magaalada garoowe waxaa maanta soo gaaray hogaamiyaha SSC khaatumo c/qaadir axmedv aw Cali firdhiye.

Iyadoo halkaasi uu ku soo dhaweeyay  madaxweyne ku xigeenka puntland ilyaas cusmaan lugatoor, isagoona tilmaamay in uu u yimid mamulkiisii iyo dadkiisii.

Hogaamiyaha SSC Khaatumo C/qaadir axmed Aw Cali firdhye ayaa sheegay in uu  u yimid garoowe,Caleema saarka qarniga madaxweynaha iyo madaxwyne kuxigeenka puntland.

Isagoo bogaadiyay shacabka reer puntland sidii sharafta lahayd ee loo doortay madaxda dowlada puntland, kadib shir sharaa,id oo ay wada qabteen isaga iyo madaxweyne kuxigeenka puntland.

Meeraysane.com

Related Items


Leave a comment