R/Wasaaraha Xukuumada federalka Somaaliya oo magacaabay labo wasiiro cusub

Monday January 29, 2024 - 14:58:38
0 Comments
59
ahmed raajaa
MUQDISHO
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Wasiiro cusub oo ka mid noqonaya Golaha wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya.

R/Wasaaraha xukuumada federalka mudane Xamse Barre ayaa Magacaabay Wasiirrada kala ah wasiirka Wasaarada Beeraha iyo Waraabka loo magacaabay Maxamed Cabdi Xayir Maareeye.

Wasaaradda Howlaha guud iyo guryeynta loo magacaabay Cabdisalaan Cabdi Cali (Dhaay).

Sida uu maanta warbaahinta u xaqiijiyay afhayeenka Xafiiska R/wasaaraha xukuumada federalka somaaliya farhaan jimcaalle.

Meeraysane.com 

Related Items


Leave a comment