Wararka

Somaliada K/sudan oo Xal loo iftiimyey Muxuu yahay Akhri
Safaarada Soomaaliya ee Koofurta Sudan ayaa maanta shaaca ka qaaday inay soo daad-gureyneyso Muwaadiniinta Soomaalida ee ku go'doonsan gobolada ay ka socdaan dagaalada, kadib markii cabasho ka soo yeeray Soomaali fara badan oo saameyn ku yeeshay dagaalada u dhaxeeyay ciidamada dowladda iyo Mucaaradka…
Sawiro : Dagmada Xuduudaha Badan ee Burtinle
Dagmada Burtinle ayaa ah Dagmo kutaal Bartamada Laamiga isku xira Gobolada Somalia kalana barta Gobolka Mudug iyo Gobolka nugaal.Dhanka Galbeed waxay xuduud kala leedahay Wadanka Ethopia, halka dhanka Bari Gablbeed ay kala leedahay Maamulka Somaliland.