Wararka

Odayaasha dhaqanka iyo Bulshada Rayidka ah oo si rasmi ah uga furmay Istanbul,
Iyadoo ay labadii maalmood ee ugu dambeysay ku soo qul qulayeen caasimadda labaad ee dalka Turkiga ergooyin boqolaal gaaraya oo matalayay odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed, Bulshada Rayidka ah ee xubno ka socday dowladda Soomaaliya ayaa waxaa saaay ka si rasmi ah uga furmay hotel Dedeman Hotel shirkaasi.
Ban Ki moon oo amaanay turkiga iyo sacuudiga
Xoghayaha guud ee QM he Ban Ki-moon ayaa uga mahadceliyay dowladda Turkiga dadaalada ay kawado Soomaaliya, iyo Syria, gaar ahaan qoxootiga Syria ee tagaya dalka Turkey. Mr. Ban ayaa la kulmay wasiirka arrimaha dibadda Turkiga Ahmet Davutoglu, waxana ay ka wadahadleyn arrimaha Soomaaliya, Syria iyo Cyprus.…
Degaanada Puntland oo looga faristay Imtixaanadki Schoolaadka
Deegaanada Puntland waxaa maanta looga fariistay imtixaanaadka Fasalada 8-aad ee dugsiga dhexe iyo Fasalka 4-aad ee dugsiga sare ee sanad dugsiyeedka 2011-2012. Dhamaan deegaanada Puntland ayaa maanta si isku mid ah 8:00 subaxnimo ee saaka looga wada fariistay Imtixaanaadkan, waxaana guud ahaan u fariistay…
Muqdisho:Dagaal ka socda degmada dayniile
Dagaal u dhexeeya ciidamada dowladda KMG ah iyo kuwa AMISOM oo isku dhinac ah iyo Al-shabaab ayaa saaka ka qarxay degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho. Dagaalka oo ah mid xoogan wuxuu bilowday markii ay ciidamada huwanta ahi weerareen fariisimo ay xoogaga Al-shabaab degmada Dayniile kaga sugnaayeen.…
Kenya: Qarax ka dhacay magaalada Mandheera
Qarax xooggan ayaa maanta ka dhacay magaalada Mandheera ee gobolka Waqooyi bari dalka Kenyaa. Qaraxa oo ahaa miino dhulka hoostiisa lagu aasay waxaa lala eegtay gaari ay wateen ciidamo ka tirsan Mileteriga dalka Kenya. Waxaana ku dhaawacmay 4-qof oo sadex kamid ahi ay ahaayeen askartii saarnaa gaariga…