Wararka

Siyaasi Faarax Dooxa joog oo Max-kamada G/Bari ay Xukuntay,
Xeer ilaalinta guud ee Dowlada Puntland ayaa maanta shaacisay in ay dil toogasho ku xukuntay Siyaasiga Faarax Maxamuud Yuusuf (Dooxajoog) oo Sanad ka Hor Maamul Goboleed la Magac Baxay Caseyrland kaga ka dhawaaqay degmada Caluula ee Gobolka Bari.
Tusaale
asdk jhas lkd hasdas kdjh
Dr,Cali Nuur Ducaale Oo wafdigiga QM ku qaabilay Mgaaladda Muqdisho,
Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi ka socday Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay gaar ahaan xubno ka tirsan waddamada Fransiiska iyo Jarmalka oo ay Kala matalayeen Mr Frederic Jung iyo Stephen Russell oo ay wehliyeen xubno ka kala socday safaaradaha Faransiiska iyo Jarmalka ee Nairobi…
War deg deg ah oo Hadda nagga soo gaarray Wadanka Syria
QAYLO DHAAN…..001 Anaka oo ka duulayna mabaadida uu aamin san yahay Ururka Dhuuxa Dalka Soomaaliyed iyo waa jibadka Naga saran in aan garab istaagno umadeena soomaaliyed meel kasta oo ay joogtaba ayaa in mudo ahba waxa dhibaato badani ay kala kulmeen jaaliyadaha soomaaliyeed ee ku nool dalka dibediisa…