Wararka

Kenya iyo Soomalia oo 11 Qodob kala saxiiday
Waxaa maanta kulan xaasaasi ah ku yeeshay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya Wafuud ay kala hogaaminayeen R/wasaaraha Soomaaliya Dr C/weli Max'ed Cali Gaas iyo R/wasaaraha Kenya Railla Oding kaa oo ay kaga hadlayeen iskaashiga labada dowladood ee ku saabsan la dagaalanka Xarakada Al Shabaaab.