Wararka

Burcad Dhac u Geysanysa Dadka Oo Ka Dilaacday D.Dhoobley.
Burcad xoogleh oo dhac iyo baarasho xoogleh u geysanysa dadka deganka Dhoobley e xuduuda labda wadan kenya iyo Soomalia yaaa lagu soo sheegay Degankasi kuwaso barasho kula dhaqaqa dadka degankas iyo xita dadka liita ee Qaxootiga ah ee soo galaya xeryaha qaxootiga Dalka Kenya.
Shaqale Ka tiran Idaacada Simba Oo lagu Dilay Bakaaraha
Faarax Xasan Sahal oo ka mid aha shaqalaha idaacada Simba ee magalada muqdisho ayaa sakay lagu toogtay gudaha Suuqa bakaaraha aag ay isku hor fadhiyaan ciidamda Dowlada KMG ah iyo kooxda Alshabab oo dagaal aad u xogan kala Dhaxeeya Dowlada KMG ah.
Shir-kii Abaaraha Oo Ka Furmay M/Roma
Waxaa Magaaladda Roma ee Xarunta Dalka Talyaaniga (Italy) ka furmay Shir looga hadlayo Abaaraha ka jira Gees-ka Africa,waxaana ka qeyb galaya Wadamadda Deeqaha Bixiya.
C/llaahi Yusuf Oo Ka Hadlay Abaaraha D/Soomaaliya
Madaxweynihii hore ee Dowladda KMG ah C/llaahi Yusuf Axmed ayaa isagoo ku sugan Magaaladda London ee Cariga Ingriis-ka ka Hadlay Abaaraha iyo Siyaasadda Soomaaliya ay xilligaan ku sugantahay.
Soomaali Ku Dhimatay Qaraxyaddii Magaaladda Oslo
Qaraxii iyo Weerar-kii ka dhacay Magaaladda Oslo ee Caasimadda Dalka Norway ayaa la soo sheegayaa in Dadkii ku dhintay ay ka midyihiin Wiil iyo Gabar u dhashay Dalka Soomaaliya. Suspect: Further photographs of Anders Behring Breivik, such as this one where he is carrying a weapon, have emerged 2-Wiil…