Tacsi

Inaa Lillaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun!!!
Bahda Xaarxaar.com waxey tacsi u dirayaan Qoyska Reer Cli Maxamed Cabdulle (Cali Marajiid) geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Hooyo Xaawo Yusuf Gureey oo habeenimadii khamiista taariikhduna ku beegneyd 9-July-2009 ku geeriyootay Magaalada Galkacyo ee gobolka Mudug.