
Wasiir kuxigeenkii wasaarada Hawlaha guud iyo gaadiidka Puntland oo Covid_19 U geeriyooday
Alle ha u naxariistee waxaa magaalada Garoowe ku geeriyoodey Wasiir kuxigeenkii wasaarada Hawlaha guud iyo gaadiidka Puntland Asad Xuseen Xaashi oo sadexdii maalmood ee lasoo dhaafay aad ugu xanuunsanaa Garoowe.