Geeridii ku timid Marxuum Sh Abdihamiid Sh. Nuur

Saturday August 15, 2009 - 06:21:19
0 Comments
2662
Super Admin
Waxaan halkaan si wada jir ah uga tacsiyeynaynaa dhamaan qoyska reer Shiekh Nuur geeridii Naxdinta lahayd ee ku timid Marxuum Sh. Abdixamiid Sh. Nuur oo ku geeriyooday Magaalada Galkacyo Maanta oo Jimce ahayd Taariikhduna ay tahay Aug 14, 2009.

Waxaan Ilaahay uga baryeynaa Marxuumka in uu Jannadiisa Fardowsa ka waraabiyo Dhamaan ehelka iyo qaraabadana uu kasiiyo Samir iyo Imaan.  Aamin Aamin

 Ehelada tacsiyeynaya dhawaan ayaan soo galinaynaa magacyadooda Insha Allah

Related Items


Leave a comment