Madaxda kala duwaan Ee DFS Oo Salaada Janaasada Ku Tukaday marxuumada Khadiija

Thursday December 21, 2023 - 18:25:20
0 Comments
65
ahmed raajaa
MUQDISHO
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Madaxda Qaranka ayaa Garoonka Diyaaradaha Aaddan Cabdulle Cismaan si wada jir ah ugu la tukaday salaadda Jannaasada Alle ha u naxariistee Marxuumada Khadiija Maxamed Diiriye.

Dhanka kale masuuliyiin,xildhibaano ka tirsan labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,wasiirro iyo qayabaha kala duwaan ee bulshada ayaa qayb galay ogista salaadda jannaasada marxuumad Xildhibaan Khadiija Maxamed Diiriye oo ahayd wasiir ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Salaada jannaasada ee marxuumadda ayaa waxaa  sidoo kale ka qayb galay Ra’iisul Wasaarahaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ehelka Marxuumad Xildhibaan Khadiija Maxamed Diiriye,

Madaxweynihii 7-aad ee dalka Shariif Sheekh Axamed iyo Ra’iisul Wasaarayaal hore.




Meeraysane.com 

Related Items


Leave a comment