Tacsi: Suldan Xassan Cali Balle oo ku geeriyooday Saaka Magalada Qalloocan

Saturday November 20, 2010 - 04:26:45
0 Comments
2782
Super Admin
Tacsi: Suldan Xassan Cali Baalle
Tacsi: Suldan Xassan Cali Baalle
"Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun"


Dhammaan ehellada iyo qaraabada reer Boston waxay halkaan Tacsi uga dirayaan Ehelkii iyo qoysaskii uu Ka geeriyoday Marxuum Suldan Xassan Cali Baalle oo Ku geeriyooday Magaalada Qalloocan Manta oo Taariikhdu ahayd Nov 19, 2010.. Waxaan Allah uga Baryeynaa Marxuumka inuu kawaraabiyo Janatul Firdawsa Eheladii iyo qaraabadii uu katagayna uu samir iyo Iiman Kasiiyo. Aamin..

Waxaa Tacsidaan iyo Wada Jir ah udiraya.
  • Mohamed Adam Yusuf (Dhagawayne)
  • Abdullahi Gurxan ( Maday)
  • Abdulkadir Yasin Hussein
  • Yusuf Bardacad
  • Mohamed Abdi Afgaab
  • Abdi Cawaafe
  • Moahmud Abdi Yusuf (Gafa)
  • Maryan Faarax Guure
  • Ahmednasir Abdi Hurre
  • Nasro Hure
  • Fadumo Ali Barre
  • Hawo Abdullahi Yasin
  • Dahir Muse Dhagadheer
  • Halima Mohamed Ali Baal
  • Abdigafar Abdisalam
Iyo Dhamaanta Asxaab iyo Qaraabo Badan oo halkaan lagusoo koobi karin Magacyadooda. ayaa dhamaan wada Leh"Inaa Lillahi wa Innaa Ilayhi Raajuxun" waxaayna alle wayne ooga baryanaa Marxuumka in uu cafis iyo maqfiro siiyo kana waraabiyo biyaha janada fardowsa.. Ilahaw Aamin.

Related Items


Leave a comment