Isku Dhac Ciidan Oo Mar Kale Saaka Ka Bilowday Degaanka Buq-dharkayn

Thursday November 23, 2023 - 08:55:58
0 Comments
86
ahmed raajaa
BUQ DHARKAYN
Isku dhac ciidan ayaa mar kale saaka ka bilowday degaanka Buq-dharkayn ee galbeedka gobolka Sool.

Diryanka madaficda kala duwan iyo rasaasta ayaa laga maqlayaa again hore ee dagaalka ila wareedyo ayaa tilmaamaya in  ciidamada Somaliland ay weerar ku soo qaadeen degaanka Buq-dharkayn.

Iyadoo Ciidamada SSC oo gacanta ku haya Amniga Buq-dharkayn ayaa nawaaxigeeda ay iska difaaceen welina waxa socda dagaalkaas u dhexeeya ciidamada somaliland iyo SSC khaatumo.

Wixii kusoo kordha waxaad ka daalacan doontaan hadii alle idmo warbaahint meeraysane.com.
Meeraysane.com 

Related Items


Leave a comment