Geeridii Naxdinta Lahayd Ee Ku Timid Marxuum Cabdulqaadir Xuseen Faarax

Thursday April 29, 2010 - 20:51:38
0 Comments
3260
Super Admin
Anigoo ku hadlaaya magaca Qurbo Joogta YD ee ku nool Melbourne, Australia. Waxaan si wada Jira Halakan Tacsi uga direenaa Dhamaan Qoyska Reer Hussein Faarax Meel Kasta oo ay Joogaanba Geeridii Naxdinta Lahayd Ee Ku Timid Marxuum Cabdulqaadir Xuseen Faarax.Waxaanan Ilaah Uga Baryeenaa Inuu Janadii Fardowsa Eebe Ka Waraabiyo, Intii uu ka Baxayna Samir Iyo Iimaan Eebe Ka Siiyo AAMIIN…AAMIIN…AAMIIN..

 

Haddaba waxaa halakan si wadajira Tacsidaas u Diraya dadkan hoos ku xusan:---

  •   Maxamed Adan Yuusuf  [dhagawayne}
  • Carte  Xaaji  jicaale
  •  Ismaail Maxamed   Warsame  {jamuuriya}
  •  Ali Warsame Yuusuf
  • C/kariim Ali Warsame
  •  Saciid Xuseen Khalaf
  • Maxamed Hassan Khalaf
  • Cabdulqaadir M Warsame  {jiniboqor}
  • Axmed Sheikh  Adan 
  • Yuusuf Axmed Bayle
  • Axmed  Xaaji Maxmuud [gaa gaale]
  • Maxamuud Cabdi Yuusuf [Gaafaa}

·         Mohamed Ali Warsame , Xaaskiisa iyo waliba caruurtiisa.

·         Ahmed Jama Mohamed , Xaaskiisa  Waris Xaaji Siyaad.

·         Abdifatah Ahmed Jama , Xaaskiisa iyo Waliba Caruurtiisa.

·         Dr:-Ali-Nur Ducaale , Xaaskiisa iyo waliba Caruurtiisa.

·         Dhamaan Reer Yusuf Xaraare.

·         Mahad Hagi Abdirahman , Xaaskiisa iyo Waliba Caruurtiisa.

·         Ahmed-Khan Abdirahman , Xaaskiisa iyo Waliba Caruurtiisa.

·         Yusuf U.K , Xaaskiisa iyo waliba Caruurtiisa.

·         Dhamaan Reer Mohamed Abshir Wayrax iyo waliba Hooyadood Nasra.

·         Dhamaan Reer Jamac Cabdule, Xaasaskooda Iyo Waliba Caruurtooda.

·         Iyo Waliba inkaloo badan oo aan halkan ku soo koobi Karin.

 

Xaarxaar Online waxaan leenahey "Inaa Lillahi wa Innaa Ilayhi Raajuxun" waxaan alle wayne ooga baryanaa marxuumka uu cafis iyo maqfiro  siiyo kana waraabiyo biyaha janada fardowsa.

 

Fadlan kusoo hagaaji fariintaada tacsi  maamulka@xaarxaar.com

Related Items


Leave a comment