Tacsi ku timid reer Jama dhere iyo Abdi Yusuf

Wednesday May 18, 2011 - 22:32:44
0 Comments
4217
Super Admin
Waxaan ku wargalinayaa dhamaan eheladii, qaraabadii, saaxiibadii iyo dhamaan umadda Soomaaliyeed meel kasto ay joogaan in maanta magaalada Muqdisho ay ku geeriyootey Allaha u naxariistee marxuumad Faadumo Jaamac Dheere.Waxaan Allaha uga baryeynaa naxariistii jano anagana samir iimaan naga siiyo. Waxaa tacsi halkaan uga dirayaa dhamaan reer Jaamac Dheere, Reer Cabdi Yusuf iyo reer Faarax Aaden meel kasto ay joogaan, gaar ahaan
Aabe Maxamed Cabdi Yusuf
Adeer Maxamud Cabdi Yusuf ''Gafaa''
Eedo Xawo Cabdi Yusuf
Eedo Sahro Faarax Aaden
Eedo Xalimo Faarax Aaden
Awoowe Sheikh Xuseen Jaamac Dheere
Awoowe Cali Nuur Jaamac Dheere
Awoowe Cali Siciid Jaamac Dheere
Awoowe Cabdiraxmaan Jaamac Dheere
Ayeero Maryan Jaamac Dheere
Ayeeyo Xaliimo Jaamac Dheere
Ayeeyo Samawado Jaamac Dheere
iyo Reer Cabdulaahi Jaamac Dheere
iyo dhamaan reer Cabdi Yusuf


W/D: Yusuf Maxamed Cabdi Yusuf

Related Items


Leave a comment