Nabadoon Daahir Adan galaal oo ku geeriyooday Magalada Galkacyo

Wednesday June 23, 2010 - 07:57:32
0 Comments
3200
Super Admin
Waxaan halkaan tacsi tiraanyo leh uga diraynaa dhamaan Qoyska iyo qaraabada uu katagay Marxuum Nabadoon Daahir Adan Galaal oo ku geeriyooday Magalada Galkacyo ee dalka Somalia June 22, 2010

Inaa Lilaahi Wa inaa lilaahi Raajicuun:

Waxaana leenahay Allaah naxariistii jano haka waraabiyo Marxuumka, Samir iyo iimaana Allaha inaga wada siiyo, gaar ahaan qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyootay

  • Abdulkadir  FarahAdam
  • Muxiyadin Mohamed Farah
  • Abdullahi Mohamed Farah
  • Abdicasiis Nur Xirse
  • Mohamed Adam Dheer
  • Mohamud Abdi Yusuf
  • Mohamed Abdi Hussein
  • Mohamed Hassan Guray
  • Yaxbul Adan Dheere
  • Mohamed adam Ali wayrax
  • Casho Gele Mohamed
  • Maryan Adan dheere
  • Ayan Sh. Nur
  • Abdulkadir Yusuf Dhuux
  • Siraad Adan Dheere
  • Sahro Idiris Cumar
  • Xaliimo Adan Dheere
  • Muxubo Adan Dheere
  • Ayeeyo Dahabo Cabdulle Gaashaan
  • Mohamed Abdullahi Khaliif
  • Abdifatax Mohamed Yusuf
  • Dahabo Jaamac Ali
  • Xaawo Khaliif Ali
  • Idiris Saalax

iyo Dhamaan ehelada iyo qaraabada oo kala jooga America, Asia, Europe, Africa oo aan halkaan lagu soo koobi karain magacyadooda ayaa Ilaahay waxay Marxuumka uga baryayaan in Jannatul firdawsa kawaraabiyo ehelka uu katagay iyo anagaba samir iyo iimaan naga siiyo. Aamin Aamin

Related Items


Leave a comment