Tacsi tiiraanyo leh: Marxuun Dr.C/qaadir Cabdalla

Sunday October 18, 2009 - 16:08:37
0 Comments
2858
Super Admin
Waxaa halkan tacsi ka diraya dhalinyaradii reer burtinle ee ka qalinjabisay Jaamacada Bariga Africa.

Waxayna tacsidaas udirayaan dhamaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday  aasaasihii Jaamacada Bariga Afrika ee Bosaso  Marxuun Dr.C/qaadir Cabdalla Maxamed oo ku geeriyooday magaalada Jabuuti ee Dalka Jabuuti Saakay oo ay Taariikhdu ku beegnayd 18/10/2009 waxayna leeyihiin ilaahay Samir Iyo Iiman hakasiiyo eheladii uu ka tagay isagana janadiisaDhalinyarada Tacsida diraya waxay kala yihiin

Maxamed Khaliif Cali (xiddig)

C/kaafi Xasan Jaamac

C/xamiid Axmed Muumin

Maxamud Maxamed Cabdille(Gowgowle)

Maxamed Axmed  Maxamed (Ina jadab)

Cali Nuur C/raxmaan Yuusuf (Goobaale)

 Waxaan leenahay ilaahay samir iyo iimaan hanagasiiyo dhamaanteen isagana janadiisii

Related Items


Leave a comment