Geeridii ku timid Marxuum Khaliif Hassan Muuse (Indhaguran

Thursday September 03, 2009 - 10:31:33
0 Comments
2747
Super Admin
Waxaan halkaan si wada jir ah uga tacsiyeynaynaa dhamaan qoyska iyo Qaraabada uu ka geeriyooday Marxuum Khaliif Hassan Muse ( Indhaguran) oo ku geeriyoday Mgadaalada Garawe Sept 2, 2009

Waxaan Ilaahay uga baryeynaa Marxuumka in uu Jannadiisa Fardowsa ka waraabiyo Dhamaan ehelka iyo qaraabadana uu kasiiyo Samir iyo Imaan.  Aamin Aamin

waxaa nasoo gaarsiiyey

Caasho: aisho8@hotmail.com

Related Items


Leave a comment