Tacsi Tiraanyo Leh: Marxuum Xaaji Dayuurad Maxamuud Jirac

Tuesday December 15, 2009 - 08:26:47
0 Comments
4002
Super Admin
Waxaan halkaan tacsi tiraanyo leh uga diraynaa dhamaan Qoyska reer Jirac melkaste oo ay joogaan geeridii kutimid marxuum Xaaji Dayuurad Maxamuud Jirac oo ku geeriyooday Magalada Mineapolis ee dalka USA December 14, 2009. Marxuumka waxaan ilaahay uga baryeynaa in janadiisa Fardawso ka waraabiyo samir iyo Iimana uu kasiiyo dhammaan ehelka iyo qaraabada uu katagay. Aamin, Aamin

 

Yaxye jamac jirac,

Cabdicasiis jamac jirac

Aqoonyahan cumar jamac jirac

Ali jamac jirac

Aabdisalan jirac

Fahad jirac

Axmed jirac

Libaan jirac

Cabdullaahi jirac

Maxamed jirac

Shirwac jirac

Salma jirac

Idil jirac

Ayaan jirac

Jawahiriya jirac

Barni cabdullaahi

Bosteeyo gaxdege

Faaduma salaad

Khadiijo xaaji axmed

iyo  dhamaan reer jaamac jirac

 Dr: Mohmamed abdi ismail (joornaal)

Eng: Kaamil xusen (cidilibaax)

Xasan caabi duuliye sare

Sicid abdi karin sh umar  

Fadumo mohamud muumin

Abdikhalif abdile gaabo

Mohmamud  maamaale
iyo dhamaan Mohamed abdi yusuf oo dhan

Abdixakiin ilkadhagax

Pro Abdirashiid abdi ismail

Abdirashiid yusuf ismail

Abdi ladiif abdi ismail

Mohamed Adam (Dhagawayne)

Mohamud Abdi Yusuf (Gafaa)

Mohamed Abdi Xusein (Afgaab)

Abdi rashid abdi mohamed ali(lugad)

Dr. abdi mohamed ali (abdiqaylo )

Abdinasir osman gafaaje

Abdikani gele mohamed ( xaad)

Burxaan indha deero

Ayaanle abdikarin Xasan

Yusuf farax m xasan YUU YUU

Sahro abdirasiq m hasan

 

Xaarxaar Online waxaan leenahey "Inaa Lillahi wa Innaa Ilayhi Raajuxun" waxaan alle wayne ooga baryeynaa marxuumka in uu cafis iyo maqfiro  siiyo kana waraabiyo biyaha janada fardowsa.

 

Fadlan kusoo hagaaji fariintaada tacsi  maamulka@xaarxaar.com

  

Related Items


Leave a comment