Tacsi: Dr. Ahmed Mohamed Xaraare oo Mogadisho ku geeriyooday. Ilaahay u naxariisto

Monday October 29, 2012 - 18:46:14
0 Comments
3819
Super Admin
Inaa Lilaahi Wa inaa Ileyhi Raajiuun.
Waxaa magalada Mogadisho ku geeriyooday Marxuum Dr.Axmed Maxamed Xaraare Maanta oo Tariikhdu tahay Oct 29, 2012. Marxuumka waxaan Allah uga baryeynaa inuu Janatul Firdawsa ka waraabiyo, Dhamaan Ehelka iyo Qaraabada uu katagayna samir iyo Imaan Allah kasiiyo. AMIIN AMIIN

Related Items


Leave a comment