Tacsi Tiraayo Leh: Aabe Xuseen Yusuf Mohamed ( Amxaar

Sunday March 21, 2010 - 22:42:48
0 Comments
3458
Super Admin
Waxaan halkaan tacsi tiraanyo leh uga diraynaa dhamaan Qoyska Reer Xuseen Amxaar melkaste oo ay joogaan geeridii kutimid Aabe Xuseen Yusuf Mohamed ( Amxaar) oo ku geeriyooday Magalada Nairobi ee dalka Kenya March 19, 2010.

 

Waxaana leenahay Allaah naxariistii jano haka waraabiyo Marxuumka, Samir iyo iimaana Allaha inaga wada siiyo, gaar ahaan qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyootay

Abdicasiis Nur Xirsi

Mohamed abdi Gafaa

Mohamed Adan Dheer Dhagawayne

Mohamed Abdi Xuseen Afgaab

Abdullahi Mohamed Farah Ritoos

Mohamed Hassan

Faysal Xasan waqooyo

Ayaan Sh Nuur

Xaliimo Adam Dheere

Lyalo Qalawar

Maryan Adan Dheere

Sahro Idirs

Ardo Xuseen

Abdifatax Kilimbe

Mohamed Ilbis Ilyas

Shamso Mohamed

Siraad Adam Dheere

Muxubo Adam Dheere

Ayeeyo Dahabo Abdulle

Luul Dhuux

Muxiyadiin Mohamed Farah iyo Qoyskiisa

Mohamed Abdi Khaliif iyo Qosykiisa

 

iyo Dhamaan ehelada iyo qaraabada oo kala jooga America, Asia, Europe, Africa oo aan halkaan lagu soo koobi karain magacyadooda ayaa Ilaahay waxay Marxuumka uga baryayaan in Jannatul firdawsa kawaraabiyo ehelka uu katagay iyo anagaba samir iyo iimaan naga siiyo. Aamin Aamin


Fadlan kusoo hagaaji wixii Tacsi ah Tacsi@xaarxaar.com

Related Items


Leave a comment