INNAA LILLAAH WA INNAA ELAYHI RAAJICUUM

Sunday December 20, 2009 - 02:50:01
0 Comments
1185
Super Admin
Bismillaah,
Anigoo ah Dr. Idris Mohamed Khalaf iyo dhammaan reer Mohamed Khalaf waxaan tacsi u diraynaa dhammaan eheladii iyo qaraabadii uu ka tagay Marxuum Xaaji Dayuurad Maxamuud Jirac, waxaannu leenahay mar kale INNAA LILLAAH WA INNAA ELAYHI RAAJICUUM

Allaah ha u naxariisto marxuumka annana samir iyo iimaan. Geeridu waa xaq qof walbana wuu dhiman waa la kala horreeyaa mooyaane, ee waa in aannu isu dardaaranaa Allaah cabsidiis & Aakhiro iyo halka loo dhammaanayo in aan sahay u diyaarsano.
 
Wa billaahi al tawfiiq

Related Items


Leave a comment