Inaa Lillaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun!!!

Saturday July 11, 2009 - 17:27:50
0 Comments
1381
Super Admin
Bahda Xaarxaar.com waxey tacsi u dirayaan Qoyska Reer Cli Maxamed Cabdulle (Cali Marajiid) geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Hooyo Xaawo Yusuf Gureey oo habeenimadii khamiista taariikhduna ku beegneyd 9-July-2009 ku geeriyootay Magaalada Galkacyo ee gobolka Mudug.

 

Waxaana leenahay Alaah naxariistii jano haka waraabiyo, Samir iyo iimaana Alaha inaga wada siiyo, gaar ahaan qoyskii iyo eheladii ay ka geeriyootay

 

Waxaa tacsida diraya

 

  1. Nabadoon Adan Cumar Adan
  2. Nabadoon Cawiif Maxamud Cawaale
  3. Nabadoon C.ladiif Maxamed Kabaandhe
  4. Nabadoon Xassan Kulmiye Warsame
  5. Nabadoon C.khalif Maxamed Aden
  6. Beexaani Axmed Bare
  7. Eg. Cumar C/lle Maxamed
  8. Nabadoon Axmed nuur Maxamed Cali
  9. Nabadoon Daahir Adan Galal
  10. Caaqil Jamac Maxamed Koonfurow
  11. C/rixman C/lahi Kaarshe
  12. C/wali Jamac Gani
  13. Cumar C/rixman Yusuf
  14. Deeq Faarax Geftin
  15. Yassin Maxamud Cali (Dhagafe)
  16. Maxamed nuur Ibraahim Kulmiye
  17. Dr: Daa’uud Abuukar Cirbad
  18. C/kariin Axmed Yare
  19. Maxamuud Axmed Nuur Maxamed
  20. Axmed Aadan Yusuf Gurey (Axmed Yare)
  21. Muuse Aadan Yusuf Gurey (Muse Lugey)
  22. Siciido Maxamed Yusuf Gurey
  23. C/lahi Maxamed Yusuf Gurey (Af-gabdheedle)
  24. Caasho Jaamac Yusuf Gureey (Caasho Gaabo)
  25. C/wali Axmed Aadan
  26. C/laahi Axmed Aadan
  27. C/deeq Axmed Aadan
  28. Shukri Axmed Aadan
  29. Xaawo Axmed Aadan
  30. Axmed C/laahi Maxamed
  31. C/laahi Maxamed Cabdi
  32. Caman Maxamed Cabdi
  33. Sagal Maxamed Cabdi
  34. Idil Maxamed Cabdi
  35. C/risaaq C/kariim Shiikh Cumar
  36. Axmed Shikh Farah Maxamed

 

 

 

dadkaan oo dhamaantood ku kala nool America,  Ethiopia iyo Somalia, Waxay leeyihin Simir iyo Iiman Allaha inaga wada siiyo Jannadii fardowsana Allaha haka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin.

 

Fadlan kusoo hagaaji fariintaada tacsi  maamulka@xaarxaar.com

 

 

Related Items


Leave a comment