Ciyaaraha

10-ka kooxood ee sports aduunka ugu qanisan..
CIYAARO, NAIROBI-waxaa la soo saaray list 10 kooxood ee sports aduunka nuucyadiisa kale duwan ugu hudansan, waxaana u badan list oo laga arki karaa kooxaha ciyaara tartan ka ka mid ah kuwa dalka US laga ciyaaro oo ah NFL, National football league , sidoo kale waxaa ku jira koox ciyaarta horyaalka MLB…
Somali vs Djabouti 1-0.
NAIROBI, CIYAARO-xulka somalia ayaa galabtay xulka k/cagta ee jabouti 1-0 kaga adkaaday ciyaar ka tirsaneyd isreebreebka tartanka Chan CAF taasoo ka dhacday dalka Jabouti.
Somali Youth Tournament.
On Saturday, December 26, 2009, at the Tobin community center there has been one of the most entertaining soccer tournament ever held in Boston.