Karuur Restaurant waxaa Maqaaxi Casri ah oo ku yaala Toronto ee Canada

Thursday February 25, 2010 - 09:13:24
0 Comments
4141
Super Admin
Waxaa la’ogaysiinayaa dhamaan shacabka Soomaaliyeed eek u dhaqan magaalada Toronto iyo nawaaxigeeda inaysan moogaan Karuur Restaurant oo ay ka helayaan shaqaale carbisan oo ku shaqeeya soo dhaweenta iyo maqsuudid ka dhigida dadka u yimaada

 

Hodheelkan ayaad waxaad ka heli kartiin adeegyada kala ah

  1. Inaad xafladaha ku qabsatid
  2. Inaad Aroosyada ku dhigatid
  3. Inaad shirarka ku gudoonsatid

Hadaba ree Torontoow ha moogaanina Hudheelkiinaa lasocda casrigiina Toronto, maamulihiisuna yahay Cade Cusmaan.

Cinwaan kiisuna waa    

1274 Martin Grove Road

Toronto, Ont., M9W 4X3

Tel: 416-748-7773

Related Items


Leave a comment