Mohamed Ilbis iyo Sacdiyo Mohamud oo will ugu dhashay Boston

Sunday June 20, 2010 - 05:23:25
0 Comments
2961
Super Admin
Dhamaan Ehelka, Qaraabada iyo Asxaabta waxay halkaan Tahniyad dhalasho ah uga dirayanaan Mohamed Abdirizak Elbis iyo Sacdiyo Mohamud oo wiil ugu dhashay Magaalada Boston ee Cariga America.

Wiilkaas waxaa loo baxshay Yaasir Mohamed Abdirizak, waxaan leenahay Yasirow  soo barbaar oo nuqo mid dadkiisa, Diintiisa iyo Dalkiisaba anfaca. Aamiin.

 

Waxaan halkaan Tahniyada wada jir udiraya:

  • Shamso Mahamed Yusuf
  • Leylo Qalwar
  • Dahabo Jamac
  • Ayan Mohamed
  • Sagal Mohamed Abdi
  • Naciima Nuradiin
  • Baidan Mohamed Adan
  • Deeqo Abdullahi
  • Eedo Sahro Idiris
  • Sareedo Jaamac
  • Ladan Ahmadey
  • Edil Mohamed
  • Adeer Mohamed Elbis
  • Abdifatax Mohamed Yusuf
  • Abdullahi Xagalle
  • Mohamed Abdullahi Khaliif
  • Shafici Saalax

Sidoo kale waxaa Tahniyadaan mid lamid ah diraya asxaab iyo ehel badan oo halkaan lagu koobi karib magacyadooda oo kala jooga daafaha dunida oo dhan. dhaamn waxay illahay ugu baryayaan inuu kadhigo wiil baari u ah waaridkiis oo anfaca diintisa iyo dadkiisa. Aamin Aamin


Related Items


Leave a comment