Mogdisho: Gudoomiyaha maxkamada sare oo xalay ku geeryoday Magalada Mogdisho

Wednesday November 24, 2010 - 19:14:18
0 Comments
1478
Super Admin
Gudoomiyaha maxkamada sare Maxamed Faarax Indhobuur xalay ku geeryoday Magalada Mogdisho xanuun mudooyinkii dambe la soo darsay
Mas'uulkaani oo xanuun hayay darteed u geeriyooday ayaa dhawaan dalka sacuudiga u aaday howlo caafimaad balse ugu danbeyn xalay ayuu magaalada Muqdisho ku geeriyooday.

Aaska Gudoomyaha ayaa waxaa uu ka dhacay Magalada Mogdhisho Maanta, asaga oo ay ka qayb galeen madax sare oo ka tirsan dowlada KMG ayadoo ay ka hadleen Madaxda u saraysan Dowlada

Gudoomiyaha ayaa xanuunkiisa ahaamid mudooyinkii dambe aad loo hadal hageen waraysiyo laga helayo eheladiisa dhow dhow waxayna sheegeen sababa la xiriira xanuunkiisa in mar uu gaaran Wadanka Sacuudiga

hase ahaate xalay galinkii dambe ayaa waxaa uu ku Geeryooday magalada caasumada ee muqdisho Gudooye Maxamed Faarax Indhabuur


Related Items


Leave a comment